Lacag ayaan bixiyay laakiin slot-ku ma furmin?
Ha welwelin — nidaamku si toos ah ayuu lacagta kuugu celinayaa. Haddii aadan helin 10 daqiiqo gudahood, na soo wac.
Xagee ku celin karaa?
Saldhig kasta oo CAASIMADA POWER ah oo leh slot banaan.
Maxaa dhacaya haddii aan daaho?
Waxaa lagu dallacayaa saacaddii, laakiin ugu badnaan qiimaha maalinta. Haddii la lumiyo, kharashka lumiska ayaa la dalacayaa.