Kiro Power Bank Muqdisho
CAASIMADA POWER waa adeeg kiro power bank oo Muqdisho ka shaqeeya.
CAASIMADA POWER waa adeeg kiro power bank. Haddii taleefankaagu dhammaado batari, waxaad ka kiraysan kartaa power bank saldhigyadayada Muqdisho oo aad si degdeg ah u dallacsato.
Saldhigga ugu horreeya wuxuu ku yaal Isbitaalka Hodan, Degmada Hodan, Muqdisho.
Qiimaha waa $0.75 muddo 2 saacadood ah.
Sida ay u shaqeyso
- Skaan QR
- Bixi EVC Plus
- Qaado power bank
- Ku celi saldhig kasta
Xiriir
Wac ama WhatsApp: +252 61 6661380
Power bank rental in Mogadishu, Somalia
CAASIMADA POWER is a power bank rental service in Mogadishu, Somalia.
Our first station is at Hodan Hospital, Hodan District, Mogadishu.
Price: $0.75 for 2 hours.
- Scan the QR code
- Pay with EVC Plus
- Take a power bank
- Return it to any station
Phone: +252 61 6661380
Su'aalo badan la weydiiyo / FAQ
Imisa ayay ku kacdaa?
$0.75 muddo 2 saacadood ah.
Sideen u bixiyaa?
Waxaad ku bixinaysaa EVC Plus.
Xagee ku celin karaa power bank-ga?
Saldhig kasta oo CAASIMADA POWER ah.
Sideen ula xiriiraa?
Wac ama WhatsApp +252 61 6661380.
How much does it cost?
$0.75 for 2 hours.
How do I pay?
Pay with EVC Plus.
Where can I return the power bank?
At any CAASIMADA POWER station.
How do I contact CAASIMADA POWER?
Call or WhatsApp +252 61 6661380.